Madaxweyne Xasan Sheekh oo la dardaarmay Ciidamo Dagaal loo diyaariyay (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray xarunta tababarka ciidamada taliska 60-aad ee xoogga dalka ee magaaalada Baydhabo ayaa kula hadlay halkaas dufcadda 15-aad ee ka qalinjabisay dugsigan. Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed in ay ilaaliyaan anshaxa ciidannimo, masuuliyadda koowaadna ay ka dhigtaan badqabka, karaamada iyo nolasha muwaadiniinta Soomaaliyeed. Waxa … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo la dardaarmay Ciidamo Dagaal loo diyaariyay (Sawirro)